Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
UMMAD QABIIL AAMINTAY ADDUUN KA TEG. BOQOR, UGAAS, SULDAAN, MALAAQ, PAARLIMAAN, MADAXWEYNE, WASIIR, WARANLE IYO WADAADNA QARAN MA WADA HOGGAAMIYAAN. QOLO TAKOOR IYO HAYB SOOCA LAGU HAYO DADKA AABBO IYO HOOYO INNA WADA DHALEEN (AADAN & XAAWA) EE LOO YAAQAAN MIDGAHA WAA CANBAAR INNAGU TAAL. MAXAA SOOMAALI ADDUUNKA KA REEBAY? WAA QABYAALAD, SIDEE LOOGA BIXI KARAA? DHAAWACEEDII HADDII AAN INNAGU QABNO CARRUURTEENNA YAAN LA BARIN OO AAN U JEEDO ABTIRSIIMADA OO AH TIIRKA QABIILKA. MAGACII AAD KU ABTIRSATAABA REER AYUU NOQONAAYO LOOMANA BAAHNA IN UBADKA LA BARO, WAXAA KU FILAN MAGACA WAALIDKA ILLAA KAN AWOWGOOD INTA KALE WAA INTA HAWSHA INNOOGU WACAN, ODAYGAAD SHEEGTAABA WAA REER LA SIMAN REER KALE ( NIN DHINTAY KABAHIISA AYAA DHAAMA). AYABA WAA ARAGTI.
KAYD MAXAMED CABDALLA
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
UJEEDDO: CARRUURTA QURBAHA KU DHALATAY IYO WAXA KEENAY
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
ASTAAMAH NINKA QABIILKA KU DHAATA.
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
DHALIISHA CABDILLAHI YUUSUF IYO DAWLADDIISA.
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
DAWLADDII LAGU DHISAY MAGAALADA CARTA.
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
DAGAALADII DHULKA KA DHACAY IYO QURBAHA.
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
GABAY MACALLINKA KU SAABSAN.
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
ISBEDDEL LA’AANTA SOOMAALIDA
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
LAYSMA DHAAMO WADAAD IYO WARANLEH
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
SIDA AAN LOOGA XUMAY DHIBTA JIRTA
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 28th, 2007
Posted in Uncategorized | 1 Comment » |
Posted by suugaantakayd on August 27th, 2007
GALOOL CABANAAYA.
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 27th, 2007
GABAY KU SAABSAN SUUGAANTA OO CABANAYSA.
Posted in Uncategorized | Comments (0) » |
Posted by suugaantakayd on August 27th, 2007
QABYAALADDA IYO XUMAHEEDA.