Podbean Podcast Site Category :   Entertainment   Tags :        

SUUGAANTA KAYD MAX’D CABDALLA

(KAYD’S POEMS)

Archive for August, 2007

ARAGTIDAYDA:

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

UMMAD QABIIL AAMINTAY ADDUUN KA TEG. BOQOR, UGAAS, SULDAAN, MALAAQ, PAARLIMAAN, MADAXWEYNE, WASIIR, WARANLE IYO WADAADNA QARAN MA WADA HOGGAAMIYAAN. QOLO TAKOOR IYO HAYB SOOCA LAGU HAYO DADKA AABBO IYO HOOYO INNA WADA DHALEEN (AADAN & XAAWA) EE LOO YAAQAAN MIDGAHA WAA CANBAAR INNAGU TAAL. MAXAA SOOMAALI ADDUUNKA KA REEBAY? WAA QABYAALAD, SIDEE LOOGA BIXI KARAA? DHAAWACEEDII HADDII AAN INNAGU QABNO CARRUURTEENNA YAAN LA BARIN OO AAN U JEEDO ABTIRSIIMADA OO AH TIIRKA QABIILKA. MAGACII AAD KU ABTIRSATAABA REER AYUU NOQONAAYO LOOMANA BAAHNA IN UBADKA LA BARO, WAXAA KU FILAN MAGACA WAALIDKA ILLAA KAN AWOWGOOD INTA KALE WAA INTA HAWSHA INNOOGU WACAN, ODAYGAAD SHEEGTAABA WAA REER LA SIMAN REER KALE ( NIN DHINTAY KABAHIISA AYAA DHAAMA). AYABA WAA ARAGTI.

KAYD MAXAMED CABDALLA

Posted in Uncategorized | No Comments »

IDIL

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

UJEEDDO: CARRUURTA QURBAHA KU DHALATAY IYO WAXA KEENAY

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (145)

Posted in Uncategorized | No Comments »

DHURDE

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

ASTAAMAH NINKA QABIILKA KU DHAATA.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (21)

Posted in Uncategorized | No Comments »

AAFO KU NAAX

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

DHALIISHA CABDILLAHI YUUSUF IYO DAWLADDIISA.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (14)

Posted in Uncategorized | No Comments »

MADAXWEYNE

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

DHALIISHA DAAHIR RIYAALE

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (15)

Posted in Uncategorized | No Comments »

DIGRII

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

MADAXNIMO JACAYLKA.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (18)

Posted in Uncategorized | No Comments »

CARTA

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

DAWLADDII LAGU DHISAY MAGAALADA CARTA.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (16)

Posted in Uncategorized | No Comments »

DALMAR

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

DAGAALADII DHULKA KA DHACAY IYO QURBAHA.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (15)

Posted in Uncategorized | No Comments »

BARAHA

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

GABAY MACALLINKA KU SAABSAN.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (14)

Posted in Uncategorized | No Comments »

TAAKO

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

ISBEDDEL LA’AANTA SOOMAALIDA

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (12)

Posted in Uncategorized | No Comments »

SEBEN KULUL

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

LAYSMA DHAAMO WADAAD IYO WARANLEH

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (12)

Posted in Uncategorized | No Comments »

XAAL

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

SIDA AAN LOOGA XUMAY DHIBTA JIRTA

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (15)

Posted in Uncategorized | No Comments »

SOOMALI BAAN AHAY

Posted by suugaantakayd on 28th August 2007

SIFAHA SOOMAALIDA

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (19)

Posted in Uncategorized | 1 Comment »

GALOOL

Posted by suugaantakayd on 27th August 2007

GALOOL CABANAAYA. 

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (16)

Posted in Uncategorized | No Comments »

MUURMUURIS

Posted by suugaantakayd on 27th August 2007

GABAY KU SAABSAN SUUGAANTA OO CABANAYSA.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (16)

Posted in Uncategorized | No Comments »

HAGOOGANE

Posted by suugaantakayd on 27th August 2007

QABYAALADDA IYO XUMAHEEDA.

Listen Now:

icon for podbean  Standard Podcasts: Play Now | Play in Popup | Download | Embeddable Player | Hits (23)

Posted in Uncategorized | No Comments »